There are many ways that you can make a difference.
siyaabo badan ayaad iskuulka ku caawin kartaa, waxaa kamida..

Waxaad adeegsan kartaa dhamaan website-yada sharciyeysan ee qaaraanka lagu aruuriyo ee internetka. Haddii kale waxaad qaaraanka u aruurin kartaa habkii qaddiimka ahaa ee soomaalida. Faahfahin ku saabsan halka lagu hagaajinayo way soo cotaa, halkan isha ku hay.

Inaad kafaalo qaaddo arday gooni ah oo aad wajigiisa iyo magiciisa garanayso, oo aad dhisidda waxbarashadiisa iyo mustaqbalkiisaba qeyb ka ahaato waxay leedahay faaiidooyin dheeraad ah oo waxay dajisaa qalbigaaga.

Xalku waa adiga. Ka qeybqaado koobcinta aqoonta bulshadeenna. Waxaad bixin kartaa sadaqo hal mar kaliya ah, ama mid bille ah ama mid sannadle ah.

 

Use one of the many websites and internet platforms available for fundraising, or use our traditional “qaaraan uruuris” technique. Details on how to proceed will be provided later.

 

Putting a name and a face to your contribution may sometimes be more rewarding. This will help you know  who it is going to and how much of a difference it is making in one person’s life.

 

You are the answer to our region’s lack of educational opportunities. You may contribute by making a one-time, monthly or yearly donation.

 

$
Select Payment Method
Personal Info

Credit Card Info
This is a secure SSL encrypted payment.

Donation Total: $100.00

Scroll to Top